Qaabka jest diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu ISU diiwaangalin karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido jarmuż ayuu ISU diiwan galinaya balse waxuu sugaya INTA Laga tak aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran O ku saabsan siduu U shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka Ayaa dooran kara meesha uu rabo w la geeyo, kadib ayuu arki doona masaafada lagu Tagi karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu Raaco hadii ay Internecie yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka Ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari AAD dalbatay, ISAGA ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin ku saabsan w la diiday ama w la aqbalay.
4-Darawalka Ayaa U dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu U raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin Ah w darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha Ayaa Heli doono fariin Ah w darawalka soo gaaray.
7 Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo Raaco gaariga.
8 Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo Sida Ugu dhaw u ka Tagi karo meesha U dalbaday macaamiilka.
9 Marki la gaaro meeshi U dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, Sido jarmuż mid walba kan jarmuż ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.